Shir xasaasi ah oo ka dhacay Xafiiska RW iyo taliyeyaasha amniga oo loo yeeray

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey amniga guud ee dalka, ciribtirka Al-shabaab iyo sidii loo sii adkeyn lahaa ammaanka caasimadda. Kulanka oo ay goobjoog ka ahaayeen Wasiirka Gaashaandhigga, Ku-simaha Wasiirka Amniga Gudaha, Talisyada Ciidamada Xoogga Dalka, Booliska iyo Nabad Sugidda, Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka iyo … Continue reading Shir xasaasi ah oo ka dhacay Xafiiska RW iyo taliyeyaasha amniga oo loo yeeray